Aas Hargeysa loogu sameeyay Sh. Aadan Siiro & Muuse Biixi oo ka qeyb galay (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo maanta xabaalaha Baqiic ee waqooyiga Hargeysa loogu sameeyey marxuum Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-siiro) oo dhawaan ku geeriyooday dalka Hindiya. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan madaxda Somaliand ugu sarraysa oo ay kamid yihiin guddoomiyaha maxkamadda sare, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, guddoomiyaha golaha … Continue reading Aas Hargeysa loogu sameeyay Sh. Aadan Siiro & Muuse Biixi oo ka qeyb galay (Sawirro)